Wasiiro ka tirsan UK oo iscasilay iyo xaalad adag oo soo wajahday RW Boris Johnson

Ra’isal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayey xaalad adag soo wajahday ka dib markii ay iscasileen xubno ka tirsan Xukuumadiisa Xoghayihii Maaliyadda Rishi Sunak iyo kan Caafimaadka Sajid Javid ayaa si lama filaan ah isku casilay sababo la xiriira fadeexadihii ugu dambeeyay ee lagu dhaliilay maamulka Boris Johnson. Sunak iyo Sajid Javid ayaa warqado istiqaalad ah … Continue reading Wasiiro ka tirsan UK oo iscasilay iyo xaalad adag oo soo wajahday RW Boris Johnson